|
Dhamaan dadweynaha
Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Denmark iyo degmada
Maalmo ee Sweden waxaa lagu wargalinayaa in dib u habayn
heer sare ah lagu sameeyay xarunta xawaalada Iftiin ee
København.
Wakiilka Iftin ee
København wuxuu kuu balan qaadayaa adeeg soo dhawayn
aadan ka helayn meel kale iyo in lacagtaadu ku gaarto
qofkaad u dirtay daqiiqado dhexdood.
Iftin waxay wakiiladeedu
joogaan
5-ta qaaradood ee aduunka, waxayna ku baahsan yihiin geeska Africa min tuulo, degmo ilaa gobol.
Iftin København
waxay ku taal xaafada Nørrebro wadada Soomaalida,
ka soo horjeedka Safari Shop cinwaanku waa
Griffenfeldsgade, 2200 københavn N
kala xiriir saacadaha shaqada
Sabti ilaa Jimce 10:00 - 19:30 Telfone 43 73 99 99
Amaano, deg-deg ah iyo
adeeg hufan waa astaanta u gaarka ah ee IFTIN EXPRESS
Copenhagen
|