Search Results
Keywords :
Category : Search archives

1. Baghdad:7 qarax oo maanta gilgiley caasimadda dalka Ciraaq (Monday, April 24, 2006 - Allpuntland.com)
Baghdad,Iraq-Toddoba qarax ayaa maanta waxay gilgileen magaala madaxda dalka Ciraaq ee Baqdaad ,iyagoo ay ku geeriyoodeen ugu yaraan 6 qof ,waxaana ku dhaawacmay tiro kale oo aad u farabadan.
2. Muqdisho: Xaalada Magaalada Muqdisho oo labadii cisho ee la soo dhaafay deganeyd iyo dad dhowr oo Boolisku u qabteen falalka Amaan darada (12. februar 2008 - APL)
Muqdisho: Xaalada Magaalada Muqdisho oo labadii cisho ee la soo dhaafay deganeyd iyo dad dhowr oo Boolisku u qabteen falalka Amaan darada
3. Wanla Weyn: Raxan Eeyo ah Raabiya qaba oo dad dhowr ah dhaawacyo daran ugu geystay deegaano ka tirsan Degmada Wanlaweyn. (12. februar 2008 - APL)
Wanla Weyn: Raxan Eeyo ah Raabiya qaba oo dad dhowr ah dhaawacyo daran ugu geystay deegaano ka tirsan Degmada Wanlaweyn.
4. Qaahira: Jaamacada Carabta oo sheegtay in aysan jirin wax casuumaad ah oo ay Magaalada Qaahira ugu fidisay Kooxaha Mucaaradka Dowladda ka soo horjeeda. (12. februar 2008 - APL)
Qaahira: Jaamacada Carabta oo sheegtay in aysan wax casuumaad ah oo ay Magaalada Qaahira ugu fidisay Kooxaha Mucaaradka Dowladda ka soo horjeeda.
5. Brusles: Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde oo beeniyay inuu ku sii jeedo Magaalooyinka Qaahira iyo Asmara sida ay qoreen Wakaaladaha Caalamka. (12. februar 2008 - APL)
Brusles: Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde oo beeniyay inuu ku sii jeedo Magaalooyinka Qaahira iyo Asmara sida ay qoreen Wakaaladaha Caalamka.
6. Kismaayo: War deg deg ah: Markab Dhuxul lagu raray oo uu dab ku qabsaday Dekeda Magaalada Kismaayo. (12. februar 2008 - APL)
Kismaayo: War deg deg ah: Markab Dhuxul lagu raray oo uu dab ku qabsaday Dekeda Magaalada Kismaayo.
7. Matabaan: Ciidamo Ethiopia oo fariisimo ka sameystay Deegaano ka tirsan Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan. (13. februar 2008 - APL)
Matabaan: Ciidamo Ethiopia oo fariisimo ka sameystay Deegaano ka tirsan Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.
8. Muqdisho: Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabay tallaabooyin uu kaga hortagayo Daawooyinka dhacay ee la soo gelinayo Caasumada (13. februar 2008 - APL)
Muqdisho: Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabay tallaabooyin uu kaga hortagayo Daawooyinka dhacay ee la soo gelinayo Caasumada
9. Muqdisho: Afhayeenka Madaxweynaha Xuseen Xuubsireed oo dacaayad raqiis ah ku tilmaamay hadalkii ka soo yeeray Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye. (13. februar 2008 - APL)
Muqdisho: Afhayeenka Madaxweynaha Xuseen Xuubsireed oo dacaayad raqiis ah ku tilmaamay hadalkii ka soo yeeray Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye.
10. Muqdisho: Muqdisho: Ciidamada Booliska iyo kuwa Taraafikada Wadooyinka oo saaka bilaabay Howl gal ka dhan ah Gawaarida aan Taarikada laheyn. (13. februar 2008 - APL)
Muqdisho: Muqdisho: Ciidamada Booliska iyo kuwa Taraafikada Wadooyinka oo saaka bilaabay Howl gal ka dhan ah Gawaarida aan Taarikada laheyn.

Articles Found : 1592
Page 1 of 160

Go to Page : >>
Ku Laabo Bogga Hore ee AllPuntland.com