|
WAR DEG DEG: C/raxmaan Faroole oo noqday Madaxweynaha Puntland
8. Januar 2009
APL |
|
|
FIKRAD iyo
FALANQAYN KA DHIIBO WARKAAN,
KU QOR FORM-KA DHAMAADKA WARKAAN
YAAL |
Garoowe(AllPuntland)- Waxaa goor dhow doorashada xilka Madaxweynenimada Puntland ku guuleystay Dr. C/raxmaan Maxamed Faroole oo ka guuleystay Gen. Ilka-Jiir, waxaana uu kaga guuleystay 49 cod halka Ilka-Jiir uu helay 17 cod.
Waxaa iminka socota doorashada Madaxweyne Kuxigeenka oo haatan la filayo in daqiiqadaha dhow la shaaciyo mas'uulka ku guuleystay.
Haka dheeraan AllPuntland.
AllPuntland, Garoowe |
|
Fikradaada ka dhiibo warkaan |
|
blog comments powered by
|
| |
|
|
WAR LA XIRIIRA |
|
Related Articles
|
|